31/05/11-London-(idhanka) Waxa la ogeysiinayaan dhamaan jaaliyada gobolada Awdal, Salal iyo Gabiiley ee deggan UK iyo degaanada ku xeersan in shir balaadhan lagu qabanaayo magaalada London maalinta Sabtida 18 June 2011, kaasoo lagaga wada arrinsandoono dhismaha mahruuca dekedda Lughaya. Shirkaas oo ay inagala qaybgali doonaan martisharaf ka socda ururka Ardaa ee xaruntiisu tahay dalka Canada waxana halkaa ka hadli doona: Guddoomiyaha Ardaa Ibraahim Cabsiiye, Sh. Maxamad Xuseen Hadi iyo Sh. Maxamad Fariid.
Shirku wuxu ka dhici doonaa:
The resource centre
City parochial foundation
356 Holloway Road
London N7 6PA
















Posted in 





