TAHNIYAD AROOS OO KU SOCOTA BOQRADDA MUNA MAXAMED XASAN DIRIR IYO BOQOKEEDDA DALMAR XUSEEN SAALAX

Hambalyo ku socota  Boqorka Mustafe Ismail Hirsi iyo Boqoradda Idil I Absiye oo ku aqal galay Toronto ( Canada ).

ANAGGA  OO AH REER XAAJI IBRAHIM NUUR  OO KALA JOOGA MARAYKAN , CANADA IYO SOMALILAND WAXAAN HALKAN TAHNIYAD AROOS HALKAN UGAGA SOO GUDBINYANAA HOOYO FAAISA XASAN QALAINLEH IYO AABO DR MAXAMED XASAN DIRIR OO   INAANTOODDA BOQORAD MUNA  MAXAMED XASAN IYO BOQOR DALMAR XUSEEN SAALAX OO TODDOBAADKAN KU AQAL GALAY CARIGGA INGRIISKA MAGAALO MADAXDIISA LONDON.

ILAAHYA WAXAAN UGA BARYAYNAA IN UU KA DHIGO REERKII KHAYR KU UNKAMA  BASHBASH IYO BARWAAQANA KU REEYA KALANA HELA UBAD KHAYR QABA.

AAMIIN-AAMIIN.

???CABDIKARIM XAAJIBRAHIM NUUR.

TAFATIRAHA AHNA MULKIILAHA IDHANKA.COM

OTTAWA, ONTARIO, CANADA.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player