TACSI KU SOCOTA QOYSKII REER XUSEEN XIRSI BULAALE

Tacsi ku socota eheladii Marxuum Xuseen Xirsi Bullaale.

DADKAN HOOS KU QORANI WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN  QOYSKA REER XUSEEN XIRSI BULAALE,GAAR AHAAN SAXIIBKAYO BASHIIR XUSEEN XIRSI OO AABIHII KU GEERYOODAY MAGALADDA BORAMA ,ISNIINTII AAN SOO DHAFNAY  OO BISHU AHAYD 25-04-2011.

MARXUUNKA OO ISLA ISNIINTII LAGU AASAY TUULADA DHARAAR -WAXAR  OO KA TIRSAN DAGMADA DILLA EE GOBOLKA AWDAL.

WAXAAN ILLAHAY U BARYAYNAA IN QABRIGA LOO NUURO,EHELADII IYO QAYSKII UUKA TAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO.AAAAAAAAAAMMMMMIIIIIIIIIIIN.

1.JAMAL DAHIR SHIRDON.

2.C/RAXMAN AXMED OBSIYE

3.MAHDI IBRAHIN WACAYS.

4.XUSEEN MAXAMED AFFEY.

5.CAYDIID NAALEEYE.

6.YUSSUF MACALIN.

7.CIISE IBRAHIN KHAWAJE.

8.MUKHTAR AXMED OBSIYE.

9.DAHIR M.NUUR.

10.AXMED MAXAMED CALI.

11.C/QADIR MAXAMED AADAN

12.ISMACIL NUUX BARKHADLE.

13.SULDAN ABIIB CILMI WABAR.

14.ABUBAKAR NUUX CALI.

15.AXMED TICIS.

16.MAXAMED HABANE

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player