Tacsi: Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timid Prof:Maxamed Cumar Dubbad Oo Ku Geeriyooday Wadanka Switzerlan
Ku Dhamaan bahda Shabakadda Idhanka iyo Hawlwadeenadeedu waxay Tacsi u dirayaan Marxuum: Prof:Maxamed Cumar Dubad oo Ku geeriyooday Wadanka Switzerland Caasimadiisa Geneve Waxa ayna Illaahay Uga Baryayaan In Uu Samir Iyo Iimaan Ka siiyo Eheladii iyo Qaraabii Uu Ka Baxay Isna Janadii Farduusa Illaahay ka waraabiyo Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur
Hormoodka Shabakadda , Idhanka.
Ottawa , Ontario , Canada.
















Posted in 





