Madaxweyne Siilaanyo oo maanta u ambabaxay dalalka Imaaraadka iyo Kuwait oo uu casuumado ka kala helay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta ka dhoofay dalka, waxaanu u socdaalay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Kuwait oo kala soo hadli doono arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin dhinaca Horumarka iyo gar gaarka.

Ilaa hada si rasmi ah looma sheegin cida uu la kulmayo iyo waxyaabaha ay ka wada hadli doonaa toona, hase yeeshee waxa la filayaa inuu soo galo heshiisyo dhinaca Macdan qodista ah oo la filayo inuu la soo galo shirkad Kuwaytiyad ah

Source-Waaheen

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player