Hambalyo Meherka Boqorka C/risaaq Cali Cilmi(Jallo)Iyo Boqorada Sahra C/raxmaan Cige. Oo Meherkodo ka dhacay Magalada Borama


Hambalyo ku socota  Boqorka Mustafe Ismail Hirsi iyo Boqoradda Idil I Absiye oo ku aqal galay Toronto ( Canada ).

Dhamaan Dadkan Hoos Qoran waxa ay Hanbalyo Kal iyo Laab ah U dirayaan Boqorka:C/risaaq  Cali Cilmi Iyo Boqorada Sahra C/raxmaan Cige Oo Maanta uu Meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama.
Eng:Mustafe X/Muxumad Diiriye
Eng:Jaamac Yaasiin BilaaL
Eng:C/qaadir Cali Bade
Eng:Yacquub Aadam Nuur Miicaad
Jaabir Ali Cumar Iyo Xaaskiisa Faadumo Caday C/raxmaan Xasan
C/risaaq Sh/Cilmi Mixile Iyo Xaaskiisa
Gudoomiye Rashiid Xirse
Mukhtaar Muxumad Axmed( Cirro)
Mukhtaar Xasan C/laahi
Khadar Maxamed Ibraahim
Mawliid Maxamed Maxamuud(Gees)
Mustafe Yaasiin Xasan
Maxamed C/laahi Xuseen Dabshid-(Cadceed-Somalichannel)
C/fataax Axmed Maxamuud-(Saanyo-) (SomaliChannel)
C/wahaab C/laahi Aadam(Boos) Iyo Xaaskiisa
C/laahi Suge Taraar Iyo Xaaskiisa
C/qaadir C/laahi Awxuseen Mu’min
Akhyaarta Dhalinta Reer Awdal
Ugaas C/fataax Jaamac Muxumad
C/qani Muuse Caynaan
Ibaraahim Wayrax
C/risaaq Garaad
Gudoomiye C/rashiid Xirsi
Cabdi Cismaan Dhagawayne
Maxamed Aadam Miicaad
Barkhada Hormuud
Maayor Cabdi Hindi
Xasan C/laahi Dafo
C/fataax Cilmi
Axmed Salaan
Gudoomiyaha Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Borama:C/qaadir Aadam Nuur
G/Kuxigeenka Shirkada Telesom:C/raxmaan Xaaji Maxamuud Jaamac
Eng:Mukhtaar Muxumad Alabari
Dhamaan Dadkaas oo Dhami waxa ay Mar Labaad Leeyihiin Boqorka Iyo Boqrada Noqda reerkii Lagu Nastao ee Lagu nagaado, Ubad khayr qabana Kala Hela Bashbash iyo barwaaqana ku noolaada.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player