Hambalyo Caruus

Hambalyo ku socota  Boqorka Mustafe Ismail Hirsi iyo Boqoradda Idil I Absiye oo ku aqal galay Toronto ( Canada ).

DHAMAAN DADKAN MAGACYADOODU HOOS KU QORAN YIHIIN WAXAY HAMBALYO KAL IYO LAAB AH U DIRAYAAN;CARUUSKA ,MUSTAFE ISMAIL HIRSI  IYO  CARUUSADA,IDIL IBRAHIN CABSIYE.

LAMAANAHA OO AROOS KOODU KA DHACAY MAGALADDA TORONTO EE CARIGA CANADA, TAARIKHDU MARKAY AHAYD 24-04-2011.

WAXAA KALE OO HAMBALYADA GAADHSIINAYNAA WALIDIINTA DHALAY LAMAANAHA, WAXAAN LEENAHAY NOQDA REERKII LAGU NASTO EE LAGU NAGAADO,  AAAAMMMIIIIN.

1.JAMAL DAHIR SHIRDON IYO XAASKIISA.

2.BASHIR XUSEEN XIRSI IYO XAASKIISA.

3.C/RAXMAAN AXMED OBSIYE  IYO XAASKIISA.

4.XUSEEN MAXAMED AFFEY.

5.CAYDIID NALEEYE

6.MAHDI IBRAHIN WACAYS.

7.CIISE IBRAHIN KHAWAJE.

8.AXMED TICIS

9.MAHDI CUMAR SULDAN.

10.C/QADIR DHANCADE.

11.ISMACIL N.BARKHADLE. IYO QAAR KALOO BADAN.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player