DOORO CIDA DANAYNAYSA ARIMAHAAGA KU KHUSEEYA BULSHO SOOMAALIYEEDAY

DOORO CIDA DANAYNAYSA ARIMAHAAGA KU KHUSEEYA BULSHO SOOMAALIYEEDAY

MARKA HORE HADDAAN  WAX YAR KA TAABTO BULSHA WEYNTA KU DHAQAN DALKAN CANADA EE KA SOO HAYAANTAY DHULKOODDII HOOYO OO DAGAALO SOKEEYE AY KA DHACEEN MUDDO IMIKA LAGA JOOGO LABAATANOOYIN SANADOOD KANA DHIGATAY HOYWGOODDII LABAAD HALKAN CANADA IYO MELO BADAN OO DUNIADDA DACALADOODA AH .

WAXA AAN JECELAHAY MAQAALKANYGAN IN AANU NOQON MID AAD U DHEER EE UU NOQDO MID AAN DOONAYO IN AAN KU BARARIJIYO DHAWR QODOB BULSHADDA ;-

1. UMADDA WALIBA MARKA AY MEEL KU CUSUB TAHAY  AY TIMAADO WAXAY LA KULANTAA DHIBAATOOYIN BADAN OO XAGGA MUJTAMACA, DHAQAALAHA, SIYAASADDA ,DABIICIGGA IWM

2- WAXAY KAGA BAXAAN NIDAAM AY SAMAYSTAAN OO WADA JIRA ,HABA JIRAN FIKIR SIYAASADEED OO KALA GADISANIYE , WAAYO DHIBTA HALKAN TAALA WAA MID U SOO WAJAHDA SI ISKU MIDA AHE , NASIIB DARO SOOMAALI MA LEH SIDAY ILA TAHAY ANA KA MID BAAN AHAYE .

3- WAA IN LA SAMAYSTAA TAA , TA MAQAALKAYGA IGU KALIFTAYNA WAXAAAD WADA OGSOON TIHIIN UU DOORASHADDA DAWLADDA DHEXE  EE CANADA SOCOTO AFARTA XISBI EE WAAWEYNA AY KU TARTAMAYAA KA TALADDA HAYEY :-

1-CONSERVATIVE (STEVEN HARPER) RAYSLWASAARAHA HAYEY TALADDA DALKA

2-.LIBERAL (MICHAEL IGNATIEFF) HOGGAAMIYAHA LIBERALKA

3.NDP (JACK LAYTON) HOGAAMIYAHA NDP DA

4.BLOC QC (GILLES DUCEPPE) HOGAAMIYAHA BLOC QC

WAXAAN FILYAA IN AAAD XALAY DAAWATAY DOODII LUQADDA INGRIISIGA KU BAXDAY CAAWA OO ARBACA AHNA AAD DAWAAN KARTAAN DOODII OO KU BAXAYSA LUQADDA FRANSIISKA.

MARKAA   HADABA  WAXA AY ILA TAHAYA  MARKAAD KA BAARAN DAGTO DOORO CIDII AY KULA TAHAY  IN KA TALINAYSO  DANTAADA IYO MUSTAQBALKAAGA IYO KA UBADKAAGA DANTAADUNA  KU JIRTO , XAQ AYAANAD U LEEDAHAY HADAAD TAHAY QOF HAYSTA DHALASHADA CANADA  , DOORO  LIBERAL AMA NDP HA U CODAYN CONSERVATIVE SIDA AY ILA TAHAY. WAXBA UMA AY QABAN SOOMAALIYE IYO DAN YAR TABE

HADAAD RABTO INA LAGAA CAAWIYE MAAALINTA DOORASHADA LA SOO XADHIIDH ANIGGA OO AH CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR IGALA SOO XIDHIIDH SUMADDA AAN KU LLEYAHAY INTERNETKA   WWW.IDHANKA.COM UNDER CONTACT EMAILKA KUN YAAL  WEBMASTERKA IDHANKA OO KU XIDHAN SMART PHONKAYGA  FADLAN CODKAAGU WUXU LEEYAHAY QIIMO  BADANE HANA NOQDEE HAL  COD OO KALIYE ..DOORO OO XAQAAQA FULI KU SAABSAN DOORASHADA.

MAHADSANIDIN

CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM

AQOONYAHAN DEGAN

OTTAWA , ONTARIO , CANADA

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player