
Waxaan tahniyad u direynaa: Boqor Cabdishakuur Ismaaciil Muumin AAre Iyo Boqorad Xayaad Ismaaciil Ciise
oo meherkoodu ka dhacey 3/3/2011 Hotel Mansoor Hargeysa
Dhamaan dadkan hoos ku qoran oo kala jooga Hargeysa, Boorama, Qatar, Sweden,USA, iyo Canada
Aabo Ismaaciil muumin AAre iyo Hooyo Sucaad Dayib
Awoowo X. Dayib sheekh iyo Ayeeyo Xaliimo Jaamac
Maxamed Dayib iyo xaaskiisa
Cabdiwaasac Dayib iyo xaaskiisa
Cabdiqaadir Dayib iyo xaaskiisa
Sahra Dayib iyo Odeygeeda
Nimco Dayib iyo Odeygeeda
Liibaan Ismaaciil Muumin
Shukri Ismaaciil Muumin
Bushra Cabdiqani
Muona Cabdiqani
Marwa Cabdiqani
Waxaan leenahey labadii isku waara ubad qeyr qabana noqda ,,,,,aamiin ,aamiin
Source-Nima mahamed <nimam@rogers.com>
















Posted in 





