
Dhamaan hawlwadeenadda shabakadda wararka ee Idhanka iyo dhamaan Reer Xaaji Ibrahim Nuur Jaamac waxay tacsi halkan uga soo dirayaan marka hore
Hooyo Kinsi Cabdulqaadir Faarax iyo dhamaan caruurtoodda , oo uu ka baxay Marxuun ismaaciil Haybe Aabahood. xaqiina ku helay Carigan Maraykanka ,Gobolka Ohio , Magaaladda Colombus
.Ilaahay waxaan marxuunka uga baryaynaa in uu janadii fardaysa ka waraabiyo , simir iyo iimaana ka siiyo ehelkiisa oo iyo intii taqaanayba.
Aamiin Aamiin.
Aamiin–Aamiin.
Cabdulkarim Xaaji Ibrahim Nuur
Ottawa , Ontario ,
Canada .
















Posted in 





