TACSI
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN, waxan halkan TACSI uga dirayaa dhamaan reer ABDIRAHMAN FARAH SUGAL, eheladdii, Qaraabadii iyo Somaliland Guud ahaan geeridii ku timid ABDIRAHMAN FARAH SUGAAL oo ku geeriyooday Hargeysa, illaahay waxaan u baryeynaa naxariis iyo in uu Janadda geeyo, waa la sii kala horaynayaa kaliya laakiin jidhka ayaa didaya marka qof ifka ka socdo. Abdirahman waxa uu ahaa GANACSADE, MADAXII RUGTA GANACSIGA SOMALILAND Waxana lagu xusuustaa furfurkii iyo dadaalkii ganacsiga Somaliland in ay isku xidhmaan caalamka.
Cabdirasaaq Sh Cali Askar
Hargeysa, Somaliland

















Posted in 





