OGEYSIIS KU SOCD DHAMAAN JAHLIYADDA REER SOMLALILAND EE KU DHAQAN OTTAWA, ONTARIO, CANADA

WAXA DHAMAAN LA OGEYSIINAYAA IN  UU KULAN MUHIIM AHI KA DHICI DOONO MAGAALADDA OTTAWA EE  CAASIMADDA  DALKA CANADA .

MAALINTA SABTIDDA EE BARITO GALINKA DAMBE BISHA  MARCH AY TAHAY 12 THKA , SAACADDAHA 1.00 PM TIL 7.00PM MEESHUNA WAA SANDY HILL COMMUNITY CENRE OO KU TAAL SANDY HILL

Sandy Hill Community Centre

250 Somerset St. E.,

Ottawa, ON

LOOK FOR GOOGLE MAP FOR DIRECTIONS

Map of SANDY HILL COMMUNITY CENTRE

WIXII FAAHFAAHIN KALA SOO XIDHIIDH SOMALI COMMUNITY CENTRE  XIDHIIDH

XAAJI ABSHIR  NUR TEL:  613-244-4445 OFFICE

AMA CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR TEL: 613-709-0680 CELL

MAHADSANIDIN.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player