URUR SAMAFAL OO DHAWAAN LAGAGA DHAWAAQAY MINNEAPOLIS

urur samafal.bmpMagaalooyinka mataanaha ah ee St paul iyo Minneapolis ayaa lagaga dhawaaqay urur cusub oo samafal ah oo magaciisa la yidhaa HEALTH AND EDUCATION SERVICES HORN OF AFRICA.

Ururkan ayaa ah mid si weyn u danaynaya wax ka qabadka abaabulka tacliinta iyo caafimaadka dadka ku nool geeska africa.ururkan oo ku soo biiraya ururo badan oo ka hawlgala mandaqada ayaa isagu si gaar ah uga hawlgali doona kor u qaadka caafimaadka,tacliinta iyo wacygalinta dhalinyarada.
Ururkan oo hada ka diwaangashan wadanka mareykanka ayaa lagu tala jiraa in laga furo wadamo badan oo yurub, woqooyiga ameerika ah iyo afrikaba .
waxa dhawaan la soo bandhigi doona barnaamijka wax qabadka ee ururkan iyo hab dhaqankiisa.
waxaan uu ugurkani ka bilaabi doonaa wax qabadkiisa meelo ka mid ah gobolada Gabiley,Awdal, Salal iyo guud ahaan dhulka ay soomaalidu dagto
Waxaad kale soo hidhiidhi kartaaa

ISMAIL JIBRIIL TEL: 612 203 2539 612 203 2539 USA
ALI MOHAMED TEL:
204 998 6393 204 998 6393 CANADA

Email healtheducationserv4hornafri@yahoo.com

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player