TACSI KU SOCOTA REER XASAN MATAAN CALI

ANIGGA OO AH DR CABDIRAXMAN CUMAR KAAHIN IYO XAASKIISA , IYO HOOYO XAAJIYO KHADIJA DUCAALE WARSAME  IYO DHAMAAN REER CUMAR KAAHIN HERSI (GEELJIRE)WAXAAN HALKAN TACSI UGU DIRAYNAA WALAALAHAYO REER XASAN MATAAN AW CALI OO INANKOOD MAXAMED XASAN MATAAN  SHALAY  KU GEERIYOODAY MAGAALADDA VANCOUVER , EE DALKA  CANADA .

WAXAAN  ILAAHAY UGU  BARYAYNAA IN UU JANADII FARDAWSA KA WARAABIYO, SAMIR IYO IIMAANA ILAAHAY INAGA SIIYO. AAAMIIN.

DR CABDIRAHMAN CUMAR KAAHIN

SEATTLE , WASHINGTON.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player