TACSI KU SOCOTA REER XASAN MATAAN CALI

ANIGGA OO KU HADLAYA MAGACAYGA KA IDHANKA, REERKAYGA IYO KA DHAMAAN KA  REER XAAJI  IBRAHIM NUUR .WAXAAN HALKANTACSI UGA SOO DIRAYNAA  TACSI TIIRAANYO LEH, WALAALHAYO REER XASAN MATAAN OO INANKOODII MARXUUN MAXAMED XASAN MATAAN KU GEERIYOODAY SAAKA  MAGAALADDA VANCOUVER EE CARIGGA CANADA. NOOLABA WAA DHINTEE.

ILAAHA WAYN EE WAAXIDKA AHNA  WAXAAN UGA BARYAYNAA IN UU WALAAKAYO MARXUUM MAXAMED  XASAN  JANADDII KA WARAABIYO SAMIR IYO IIMAANA DHAMAANTEEN INAGGA SIIYO GAAR AHAAN HOOYO FAADUMO SHEEKH XASAN NUURIYE IYO WALAALIHII OO DHAN.

AAMIIN– AAMIIN.

CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR

OTTAWA, ONTARIO, CANADA.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player