TACSI KU SOCOTA EHELADDII MARXUUN ISMACIIL JIBRIIL CIGE

Tacsi Ku socota reer Xaji Ismaciil Jibriil Cige

DHAMAAN SHABAKADDDA IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDU OO UU HORMOOD U YAHAY CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR

WAXAY HALKAN  TACSI UGA SOO DIRAYAAN DHAMAAN EHELKII IYO QARAABADDII UU KA BAXAY , MARXUUN ISMACIIL JIBRIIL CIGEH OO KU GEERIYOODAY MAGAALADDA BOORAMA , SHALAY ,ILAAHAY WAXAAN MARXUUNKA UGA BARYAYNAA IN UU JANADII KA WARAABIYO SAMIR IYO IIMAANA KA SIIYO EHELKIISII , GAAAR AHAAN CIYALKIISII ., IYO HOYOOYINKOOD.AAMIIN..

CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR

OTTAWA, ONTARIO , CANADA.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player