MEHER WACAN
Dhamaan dadkan Magacyadoodu hoos ku qoran waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa Arooska iyo Aroosada Boqorka iyo Boqorada Xidiga iyo Xidigta Mudanaha iyo Marwadiisa Waa.:
Maxamed Cabdilahi Cabdi
IYO
Farduus maxamuud Isaaq
oo meherkoodu ka dhacay wadanka Norway gaar ahaan magaalada Oslo Waxaananu leenahay aqal galkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo allena haydinka dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela Dadkaas oo aan halkan lagu soo koobi karayn waxay kala yihiin
Aabo cabdi mahdi cali
Hooyo khadra axmed daahir
Hooyo waris maxamed daahir
Hooyo Suleekha X Cabdi Xuseen
C/laahi Cabdi Mahdi (Abdilahi Dajiye )
Iid cabdi mahdi
Aadan cabdi mahdi
Maxamed/Amiin cabdi mahdi
Barkhad Cabdi mahdi
Fadxi cabdi mahdi
Mubaarik Cabdi mahdi
C/naasir Cabdi mahdi
Maxamed cabdi mahdi
Khaalid cabdi mahdi
Sayid/Cali Cabdi mahdi
Ifraax Cabdi mahdi
Shukri cabdi mahdi
Xamda Cabdi mahdi
Niciima Cabdi mahdi
Nasra cabdi mahdi
Asma cabdi mahdi
AAAAAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIN
















Posted in 





