| Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada | ![]() |
![]() |
![]() |
|
Fadhigii maanta oo ay Bishu Tahay 27/01/2011 ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Maxadtooyada JSLGudoominaayeyna Madaxweyanha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo Waxa lagu Go’aamiyey in Korordhsiimada Mushaharka Shaqaalaha iyo Ciidamada uu ka Bilaamayo Bisha January ee Sannadka 2011 , Korodhsiimo iyo Bixinba. Waxaanu Go’aanka Goluhu Amrayaa in hay’adaha Ku shaqada leh Go’aankan Fulintiisu ay sidiisa ugu Dhaqmaan. ALLAA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL. |



















Posted in 





