TAAGEERO KU WAJAHAN NABADAYNTA LABADA BEELOOD EE WALAALAHA AH (CEELBARDAALE)

ANAGA OO AH DADKA HOOS KU QORAN DEGAN CANADA AHNA WAXGARADKII KA SOO JEEDAY BEESHA REER NUUR  WAXAAN HALKAN KU TAGEERAYNAA NABADDA AY

QAATEEN LABADDA BEELOOD EE WALAALAHA AH EE GARTAY IN AY SOO AFJARAAN COLAADII ARINTII CEELBARDAALE  ILAAHA BACMUUDKA AHNA  WAXAAN UGA

RAJAYNAYNAA IN UU KA AQBALO KHAYRKAN AY Y BILAABEEN EE NABADDA AH IYAGA OO AH DAD WALAALO AH OO ISKU AH INAN IYO ABTIGII  MARNABANA AAN KALA

MAARMAYN, WAA IN AY ADKAYSTAAN NABADAN MAANTA AY UNKADEEN .SI WADA JIR AHNA UGA HOR TAGAAN CID ALLA CIDII KA HORTIMAADDA IYAGGA OO LA

KAASHANAYA  MARKA HORE ILAAHAY MARKA XIGTANA DAWLADDA SOOMAALILAND EE ARINTANAA ILAA   MADAXWEYNEHEEDU XIL GAAR AH ISKA SAARAY IN AY SOO AFJARANTO.

WABILAHI TAWFIIQ :-

XAAJI CABDIARAXMAN AW CILMI

MAHDI AHMED QAALIB

COL CUMAR SHEEKH YARE

DR MOHAMUD  HASSAN  THANI

ABDILLAHI  SHOODHE

CALI GAAS

CABDIQANI SHEEKH

AHMED CABDI FANAH

CALI SHEEKH CUMAR

COL HASSAN RIIRAASH

CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR

DR MOHAMED NOOH ALI

CABDI BARKHAT WAABERI

IBRAHIM OBSIYE JUMMA

CABDISALAM ILBURO

RASHIID AW NUUR HIRSI

CABDULWAHAB XAAJI CUSMAN(HADLIYE)

AHMED CABDI DUGSIYE

SULEYMAN CABDI DUGSIYE

HARAWO SHEEKH CUMAR GOOD

CABDULAHI IBRAHIM XUSEEN

XASAN XUSEEN MIIGANE

CABDIARAHMAN CUMAR KAAHIN

AHMED GARAAD

MOHAMED CUSMAN DHIIRANE

QORE:- CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR

OTTAWA,ONTARIO, CANADA.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player