Anigoo ku hadlaya dhamaan magaca ilma Cabdi Xaaji Cali iyo waliba Hooyadayo Safiya Caynaan Geele waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa walaalkayo Mustafe cabdi X cali oo habeenkii sanadka cusub soo galayay wiil ugu dhashay magaalada Ottawa, ee dalka Canada. Waxaan leenay hanoqdo kii soo barbaara ee dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisaba anfaca
AAAAAAmmmmiiiiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn
Waxaa hambalyadan diraya dhamaan ilma cabdi x cali oo kala ah :
Hooyo Safiya Caynaan Geele
1) Maxamed Cabdi X Cali
2) Ismahaan Cabdi X Cali
3) Yaasiin Cabdi X Cali
4) Sahra Cabdi X Cali
5) Nimco Cabdi X cali
6) Siciid Cabdi X Cali
7) Faysa Cabdi X Cali
8) Muxyadiin Cabdi X Cali
9) Nimco Qaasin Cabdi

















Posted in 





