Jan25 2011 London (Idhanka) | Waxa Dadweynaha sharafta leh ee ku nool Ingiriiska la ogeysiinayaa in xaflad balaadhan oo lagu xogwaraysanayo fanaanadda caanka ah ee Aamina Cabdillaahi , taariikh nololeedkeedii iyo taariikh faneedkeedii, xogwaraysigaasi oo ay Tv-yada Soomaalida ku hadlaa sida RTD, Universal, Somali channel, Home cable tv, goobjoog ka ahaanayaan,
Halkaasoo ay Aamini ka qaadi doonto heesaheedii macmacaanaa kuwii hore iyo kuwii danbaba, waxa kuu wehelin doonaa hoobalka muusishanka ah ee Macalow, iyo fanaaniintii hore kuwa danbeba , oo habeenkaas goobtaas idinku madadaalin doona.Barnaamijkan oo la magic baxay dhab ka hadal.. Cajiiiiiiiiiiiib
Ha moogaanin oo ha ka maqnaanin goobtaas oo aad ku weydiin karataan heesaheeda aad jeceshahay waxay ku soo baxday iyo xilliga ay soo baxday.
WAA HALKEE: Praxis community
Pott street London E2 0EF
oo ku dhegan Bathnel Green station
Train Centre Line
Bus 8, D6, 388
Waa GOORMA: habeenka jimcaha ee ku beegan 28/01/2011
WAA XILIGEE: 7 12habeenimo
WAA IMISA: 15 geni oo qudha
FAAHFAAHINTA KALA SO XIDHIID:
E: admin@somalieye.co.uk
T: 079 843 53807
















Posted in 





