Idhanka(Ottawa) 09 Jan. 11–Waxaan marka hore u mahad celinaynaa illaahay, mar labaadna xukuumadda Somaliland M/waynaheeda M udane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo M/wayne ku xigeenka mudane Cabdiraxman C/laahi Ismaaciil (Saylici).iyo Waliba Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi.
Waxan aanu sigaara ugu hanbalyaynaynaa waxgaradka ,oday dhaqameedada ,culimo u diinka iyo bulsha waynta ka soo kala jeeda labada beelood Dilla Iyo Gabiley ,gaar ahaaan Sh.Maxamuud Sh.Muxumed Raage Iyo Xaaji Maxamuud Axmed Bare(Garaad).
Hadaba hadii aanu nahay aqoon- yahankii iyo waxgaradkii reer Dillad (Reer Nuur) ee ku nool maraykanka iyo canada ,waxaan hiil iyo hooba la garab taaganahay talaabadaa toosan ee looqaday dhinaca nabada,si aan arintaa u xoojinana waxaan xidhiidh la samayn doonaa ,aqoon- yahanadii reer gabiley ee iyaguna dhawaan soo saaray baaqa nabada ah.
Waxaan aad iyo aad ugu faraxnay in ay markii ugu horaysay isa soo hor fadhiistaan labadii beerta iyo daaqsintu ka dhaxaysay,oo ah inan iyo abtigii.
waxaan la dardaar maynaa duqayda dusha ku qaaday xilkaa culus,waxaana idinka hor imandoona caqabado badan oo u baahan in aad kaga baxdaan samir iyo dulqaad,waan idiin soo ducaynee,wabilaahi tawfiiq
1. C/Raxmaan Cilmi Caamir.
2. C/laahi Ibrahim Haji Xuseen .
3. C/wahaab Xaaji Hadliye.
4. Cabdi Bakhad Ismaciil
5. Xasan Xuseen Miigane
6. Cabdilahi Faraax Shoodhe
7. C/salaam Axmed Nuur
8. Col Xasan Xuseen Riiraash.
9. Mahdi Axmed Qaalib(Habashi)
10. Saleeban Cabdi Dusiye
11. Mahamuud Sheekh Xasan Tani
12. Nuux Aamin Aare.
13. Maxmuud Farax Cigaal.
14. Ibrahim C/Lahi Awliyo.
15. Maxamuud Ibrahin Awliyo.
16. Cabdi Kariim Xaji Ibrahim Nuur
17. Harawe Sh.Cumar Good.
18. Xuseen Ismaciil.
19. Cumar Ismaciil Sheekh Maxamed.
20. Dr Maxamed Nuux Cali.
21. Col-Cumar Sh.Muxumed.
22. C/Xamiid Sh.Muxumed.
23. Ibrahim Axmed Cabsiiye.
24. prof Dayib Ibrahin nuur.
25. Maxamed Cisman Dhiirane.
26. C/Raxman Axmed Obsiye
27. Jamal Dahir Shirdon.
28. Bashiir Xuseen Hirsi
29. Ciise Ibrahin Khawaaje.
30. Mahdi Ibrahin Wacays.
31. Mukhtar Axmed Obsiye.
32. Maxamed Xuseen Xirsi.
33. C/Qadir Xuseen Xirsi.
34. Axmed Cali Axmed.
35. Mahdi Cumar Suldan.
36. C/Qadir Maxamed Cali.
37. Axmed Cabdilahi Cali.
38. Ismaciil Nuux Barkhadle.
39. Iidle Nuux Barkhadle.
40. C/Raxman Aw Axmed Cige.
41. C/Karin X.Ibrahin Tubeec.
42. C/Karin Nuux Caalin.
43. Kayse Nuur Dheere.
44. Xasan Cumar Yey.
45. Khaliif Cismaan Kahin.
46. Maxamuud Nuur Cigaal.
47. Prof Qasin Sh.Ibrahin Tubeec
48. Cabdalla Sh.Ibrahin Tubeec.
49. Axmed Farax Kamil.
50. Mustafe Cumar Suldan.
51. Maxamed Axmed Cali(Nasteexo).
52. Dahir Axmed Cali(Tagaaye).
53. Maxamed Cilmi Nuur.
54. Cumar Barkhad.
55. Rashiid Aw.Nuur Xirsi.
56. Axmed maxamuud Garaad.
57. Axmed Dagal Madar.
58. Cabdi Xaaji Abiib.
59. C/Raxman Xusen Coofle.
60. Col-Maxamad Caynaashe.
61. Maxmed yuusuf Baydaani.
62. C/raxmaan Yuusuf Baydaani.
63. Maxamed Cabdi raxmaan Cilmi(Jarmal)
64. Maxamuud Aw mirqaan
65. Abubakar Shide
67. C/wahaab sheekh Ismaciil (Aw Rabash)
68. C/casiis SheekhIsmaciil (Aw Rabash)
69. Xasan Rabiile (HasanLas-vages)
70. Xasan Faarax kaahiye
71. Maxamed Xasan Hilaac-Dheere
72. Saleeban Xasan (Soodhe-Sixty)
73. Maxamud Cabdi Ismaciil
74. Faysal Cumar Kaahin
75. Dr C/raxmaan Cumar kaahin
76. C/rasaaq Xaaji Ibrahim Nuur
77 . Warsame Xasan Cilmi
78. Fu’aad Cimi Kaamil.
79 Warsame Yusuf Sheekh Ibrahim (Quraab)
80 Cabdi Musse Barre
















Posted in 





