Maamulka sare ee urur weynaha ARDAA waxay ogeysiinayaan dhamaan dadweynaha reer Awdal iyo Salal meel kasta oo ay joogaanba in la qabanayo shir balaadhan oo telefoonka ah (international teleconference) oo lagaga hadlaayo mashruuca cusub ee ka bilaabmidoona magaalada xeebta ah ee Lughaya.
Waxa laga codsanayaa dhamaan jaaliyaddu inay si wacan uga soo qaybgasho shirkaa muhiimka ah.
Taariikhda shirka – December 26, 2010
Saacadda shirka – 1:00 pm EST
Telephone # 1-712-432-6100
Si aad u hesho furaha (access code) fadlan soo wac tilifoonadani:
- Ibrahim Absiye 416-357-3929
- Mahamud Iman 206-830-0710
- Mohamed Abdi 613-897-8835
Waad mahadsantihiin
ARDAA

















Posted in 





