HAMBALYO KU BEEGAN SANDKAN CUSUB EE ISLAAMKA 1432

 DHAMAAN HAWLWADEENADDA  SHABAKADDA IDHANKA WAXAY HALKAN HAMBALYO KU BEEGAN SANDKAN CUSUB EE ISLAAMKA AH UGAGA SOO DIRAYAAN DHAMAAN 

UMADDA SOOMAALIYEED IYO MUSLIMIINTA DHAMAANTOOD MEEL WALBA OO KA JOOGAAN ADDUUNKA 

WAXAAN KA RAJAYNAYNAA IN UU INAGGA DHIGO KUWII UU KA RAALI NOQDO ,UNA DAMBI DHAAFO , KANA TALIYA  KHAYRKA , SI ILAAHAY UU MASIIBADDA MAANTA KU

HABSATAY SOOMAALI UGA DUL QAADO .SANADKA SOO SOCDANA KHAYR AAN WAYDIISANO IN ILAAHAY  INAGU GAADHSIIYO.

 AAMIIN.

 MAAMULKA IDHANKA

CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player