Hanbalyo Meher: Boqorka Ahmedwali Omar Muumin Iyo Boqorada Hodan Daa,uud Elmi Oo Meherkoodu ka dhacay 09/10/2010, Magaalada Borame gaar ahaan Hotel Rays

Hanbalyo Meher: Boqorka Ahmedwali Omar Muumin Iyo Boqorada Hodan Daa,uud  Elmi Oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Rays

Dhamaan Qoyska  Reer Aare  oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay tahniyad iyo Bogaadin u dirayaan Meherka Boqor Ahmedwali Omar Muumin iyo Boqorada Hodan Daa,uud Elmi oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Borame.
waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela, Guurkiinu guur khayrle, Guurkiinu guri Barwaaqo, Guurkiinu Guri Raaga oo rayn rayn ku waara.. Aaaammmmii 
1. Adeero Ismail Muumin Aare
2. Hooyo  Su,aad Dayib sheekh Muhumed3. Hooyo Cibaado Omar Guuleed
4. Edo Caasha Muumin Aare
5. Edo Degan Muumin Aare
6.Adeero Nuur Aamin Aare
7.Adeero Abdilahi Aamin Aare
8. Adeero Maxamed Cisman Aare     
9. Adeero Bashiir Sh Omar Goth
10.Dayib Cisman Aare
11. Khadra Cisman Aare
12. Foosiya Omar Muumin Iyo Caruurteeda
13. Naasir Omar Muumin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa14. Mukhtar Omar Muumin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
15. Canab Omar Muumin iyo Caruurteeda
16. Abokor Omar Muumin17. Bushra Daahir Abdilaahi
18. Saado Omar Muumin iyo Caruurteeda
19. Omar Abdilaahi Aamin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
20. Abdirahman Abdilaahi Aamin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtisa
21. Maxmed Abdilaahi Aamin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
22. Nimcaan Abdilaahi Amin iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
23. Jamal Abdilaahi Aamin
24. Subeer Abdilaahi Aamin25. Muxumed Abdi Bade iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
26.Sacaada Abdi Bade iyo Caruurteeda27. Saynab Abdi Bade  iyo Caruurteeda                  
28. Abdishakuur Ismail Muumin                      
29. Liibaann Ismail Muumin
30. Shugri Ismail Muumin
31. Xildhibaan Rashiid Hoose jeed
32. Xidhibaan Ahmed Barkhad Obsiye
33. Chief  Said Ismail Haji Obsiye                     
34.  Suldan Saleebaan Ali                                          
35. Suldan Yuusuf Gasle
36.Cumar Xuseen Miigane
37. Ismaaciil Xuseen Miigane
38. Jimcale Xuseen Miigane39. Mudane,  Haji Abib Aw Muhumed  Moge
40. Suldaan Nur Ahmed  jibrir
41. Hasji Nuh Barkahadle
42. Mohamed Miigane Khayre (Abshir)
43. Mudane Ahmed Mahamoud (Garad) MP.
44. Mudane Ahmed Bakhad  ………….(MP)
45. Chief Caqil Said Ismail Haji  Obsiye 
46. Sh. Abubakar  Sh. Omer  Goth
47.  Mr, Ibrahim Aden Qalib
48. Wariye: Hashim Sh. Omer  Goth
49. Mr, Sa ad sh. Abdirahman sh Nur
50. Prof.    Amin sh. Said Sh .Hassan Nuriye
51.Ahmedwali Sh Omar  Goth
52.Wariye Abdale Yuusuf Ali.
 
 
 
Dhammaan  Qoyska Reer Daa,uud Cilmi iyo Reer Sh, Abdilaahi sh Ali jawhar meelkaste oo ay joogaa gude iyo Dibadba waxay Hanbalyo u Dirayaan Meherka Boqorka Ahmedwali Omar Muumin  iyo Boqorada Hodan Daa,uud Cilmi, oo Meherkoodu Ka Dhacay magaalada Borame, Hotel Rays 09/10/2010. Waxanan leenahay noqda kuwii ubad khayr qaba kala hela, ee Gurigooda Lagu Nasto, kuna Liibaana …Amin Amin.
Dadka Diraya Tahniyada:
1.Hooyo Safiya Cllaahi Aadan
2. Habo Caasha Abidlaahi Aadan
3.Adero sh,cllahi sh,cali jawhar.
4. Hooyo Cibaado Huseen Tukaale.
5.Aabo cllaahi samatar.
6.Maxamed Faarah Kaamil
7.Ahmed Geedi Dagaal
8.Asma sh,clhaali sh cali jawahar.
9. Dr clrashiid Daahir Aaye.
10.Clqadir sh, cllaahi sh cali jawhar.
11.khadar sh,clhaali sh.ali jawhar.
12. sh.saleebaan siciid cali.
13.Abtiyo xaamud cllaahi aadan.
14.Abtiyo clrashiid cumar samriye,
15.Abtiyo Maxamed Cumar Samiraye
16.Habo Raxma faarax cigal .
17.Habo faysa cumar.
18.Canab Maxamed Xasan
19.clwahaab faarax kaamil,
20.clqani daa uud cilmi ,
21.Kaamaal Daauud cilmi
22.Umalkhayr daa uud cilmi ,
23.Nimco Daahir khayre
24. Amal Daahir Abdilaahi,
25.Fardowsa Maxamed Aw Abdi
26.Ahmed Maxamed Aw Abdi
27.Maxamed Yuusuf Aw Ali
28.Maxamed Aw Jibriil faahiye.
29.Malyuun Xaamud cllaahi ,
30. Abiib cllaahi Abdi ,
31.Cilmi Mahamud cilmi,
32.Siman fahmi,
33.Bare Nuur Aamin
34.Ahmed xaamud cllaahi,
35.Caasho abdi dhinbiil,
36.Ahmed Ibraahim Saxan,
37.Haweeya Abdi Saban,
38.Mahmed Cabdi Madar,
39.Maxamed Ali Xasan
40.Ahmed Abdi Ahmed
 
 
Sidoo kale dhamaan dadka hoos ku qoran oo ka mid ah Jaaliyada  Norway ee Gobolada Awdal ,Salal iyo Gabiley waxay  hanbalyo u dirayaan meherka Mudane: Ahmedwali Omar Muumin iyo Marwo: Hodan Daa,uud Cilmi.Waxayna Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda iyo dadkoodaba anfaca.
 
Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Nabiga C.S.W ee ahayd.
Baarakalaahu Laka Wabaarakalaahu calaykum Wajamaca BaynaKumaa Filkhayr…

Asaxaabta Diraysa Hanbalyada:
 
1.Abdiraxman Xuseen Ciise,Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
2.Maxmed Ali Sharif, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
3.Maxamed Daahir Maydhane, Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
4.Ramadaan Abdirahman Iyo Xaaskiisa
5.Abdishakuur Hasan Huseen Iyo Xaaskiisa
6.Mustafe Cabdi C/Laahi (Meeyo),xaaskiisa iyo caruurtiisa
7.Abdi Nuur Maxamuud( Ina Jujub)
8.Abdiqaadir Xasan Abdilaahi
9.Abdilaahi Haashi Abdi
10.Khadar Aadan Nuur
11.Kamal Yaasiin Ahmed
12.Haashim Ahmed Jibril
13.Abdirisaaq Ahmed Maal
14.Maxamed Ahmed Suldan
15.Abdisalaan Ayaanle Ismail
16.Ismail Ahmed Aaden
17.Abdinaasir Hassan Muumin
18.Wihiib Abdifanax

Aamiin…Aamiin …Aamiin!!!

By Abokor Omar.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player