Dhamaan Dadka hoos ku qorani waxa ay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Cabdiqaadir Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole Iyo Xaliimo Sabriye oo labo wiil oo Maanto ah ugu dhasheen Magalaada Hoon ee Dalka Liibiya waxa loo bixiyay Mataanhaas Mohammed iyo Muhanad Waxaanay Eebe weyne uga baryayaan in ay noqdaan kuwii Waalidkooda, dalkooda iyo diintooba anfaca , amin amiin soo kora insha allah
Hooyo Cibaado Axmed Samaale
Madiimo Barkhadle Samaale
XABIIBA BARKHADLE Iyo Caruurteeda
Dhamaan Qoyska Siciid Awgamboole
Dhamaan Qoyska Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole
Dhamaan Qoyska Cali Awgamboole
Dhamaan Qoyska Jamac Awgamboole
Dhamaan Qoyska Nuur Dubad Deer
Dhamaan Qoyska Maxamed Dubad Deer
Dhamaaan Qoyska Farax Dubad Deer
Qadiija Dubad Deer iyo Caruurteeda
Abtiyo Cali axamed iyo caruurtiisa
Abtiyo Cabdi barkhadle iyo caruurtiisa
Barni Dubad Deer iyo Caruurteeda
Qoyska Reer Jamac dharaar
Abdikarim Sh. Abdirahman awgamboole
















Posted in 





