Hambalyo Meher Oo Socota Boqor Axmed cali jaamac Iyo Boqoradiisa Xamda Cabdillahi Taan

Dhamaan dadkan hoos ku qoranai waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi kaarayn u dirayaan Arroska iyo aroosada Axmaed Cali Jaamac iyo Xamda Cabdilaahi Taani oo uu meher koodu ka dhacay magaalada hargeysa.
 
 Aabo Cabdilaahi Taani Ducaale,
Hooyo Canab Maxamed,
Faadumo cabdilaahi Yaani iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Maxamed Cabdilaahi Taani iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Yaasiin Cabdilaahi Taani iyo xaaskiisa iyo inatiisa,
C/raxmaan Cabdilaahi Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Ducaale Cabdilaahi Taani ,
Sucaad Cabdilaahi Taani iyo odaygeeda iyo inankeeda,
Ayaan Cabdilaahi Taani,
Sakariye Cabdilaahi Taani,
 

Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale,
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda,
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa ,
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed,
Mustafe Budle.
 
 Hooyo Xabiiba Muxumed Axmed,
Maxamed Cismaan Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Sahra Cismaan Taani iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Saynab Cismaan Taani iyo odaygeeda,
Siciid Cismaan Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Khadra Cismaan taani  iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Shirwac Cismaan taani,
Safiya Cismaan Taani,
Xuseen Cismaan Taani,
Xassan Cismaan Taani,
Ismaaciil Cismaan Taani,
Ibraahin Cismaan Taani,
Cumar Cismaan Taani,
Axmed Cismaan Taani,
Yuusuf Cismaan Taani,
 
Axmad Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Maxamed Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Amina Taani iyo caruurteeda,
Xaliimo Taani iyo Odaygeeda iyo caruurteeda,
Caasha Taani iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Maryan Taani,
Hooyo Siraad Muuse iyo caruurteeda,
Hooyo Hodan Maxamed iyo caruurteeda,
Hooyo Aamina Maxamed iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
iyo qaar kaloo badan.
 
 
Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay hanbalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan boqorka Axmad Cali Jaamac iyo boqorada Xamda Cabdilaahi Taani oo dhawaan meherkoodu ka dhacay magaalada hargeysa, waxaanu leenahay ilaahay ha idinka dhigo kuwii kuwaara bash bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana kala hela (aamiin aamiin )

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player