Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Tacsi Ku Socota Xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay Abtigayo Allaha U Naxariistee Cabdi Maxamuud

July 30, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Tacsi

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;

Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga
iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo
caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud
Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama.

Ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo dhamaan ehelkiisii , asxaabtiisii
iyo intii magaciisa garanaysaba. Isagana janatul Fardowsa haka
waraabiyo.

AAMMIIN AAMMIIN AAMMIIN

AXMED CABDI DUGSIIYE IYO XAASKIISA
SULEYMAAN CABDI DUGSIIYE IYO XAASKIISA
ILHAAM CABDI DUGSIIYE IYO REERKEEDA
FOOSIYA CABDI DUGSIIYE IYO REERKEEDA
RASHIID CABDI DUGSIIYE IYO CARUURTIISA

Illaaha qaadirii samir iyo iimaan ha inaga siiyo dhamaanteen. Ilaaha
qaadirii dambigiisa ha dhaafo. Ilaaha qaadirii janatul fardowsa haka
waraabiyo. AAMMIINN

By Suleiman Dugsiye.

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole