New Hope PRIMARY SCHOOL

New Hope PRIMARY SCHOOL

 

 

Xaflad si wayn lo soo agasimay  oo loogu qabtay Hutelka Hadhwanaga  hal kas oo ay ka soo qabgaleen wasiro ku xegeen saladiin iyo culumo iyo dhalinyaro iyo xildhibano iyo qaybaha bulshada qar kamid ah

 Hal kas oo laga soo kal jeediayay waxbarashada iyo wax qabadka ay uleedhay bulshada

 

Hal kaas oo uu ku dheeradal suldaanka oo ku  hadlayay suldamada somalililadn magacyadooda oo ku dheerada waxbarashada iyo sida loogu baahan yahay in la tayeeyo horena loo furi jiray  is school loona baahan yaay in laga in la tayeeyo waxbaradhada  hal kas oo uu soo jeediyay suldaanku in loo baahan yaahy digsi sare oo dadka waaaween loo furo

 

Hal kas oo uu ka hadlay culumada mid ka mid ah oo ku hadlayay afka culumada somaliladn oo ku boriyay in loo baahan yahay in lagu dadaalo in diinta iyo tarbiyada lagu dhiiri galiyo caruurda waxa la barayo oo laga eega macalinka waxbaraya  oo loo baahan yaahy in uu diinta ku fiican ayahy macalinku si ay ugu daydaan ardaydisu  hadii kal waxuu is odhanaya ka badi macalin kaga waa hadii uu xun yahay macalin kii hadii uu fiican yaayna waa in uu ku daydaa fiicnidiisa tas ayaan inagu dardaya macalimiinta  soo qabqabisay ad iyo ad ayaan idin ku mahad naqayaa in shalha waana idiin ku soo duceenaya in uu ilhay idin garab galo

Hal kas oo lgu soo dhaweeyey ( wasiirku xigeenak xanaanada xoolaha )  ooh al kas  ugu mahada naqay sida sharfla leh e lagu soo marti qaday iyo mamulaha dugsiga oo uu umahada naqay  hal as oo uu ku dheraday waxbarashada iyo sida logu baahan yaay in loo hagajiyo iyo in la tayeeyo in shah

Hal kas oo uu ka waramay maamulaha dugsiga Mr Siciid oo ka waramay sida ayufureen dugsiga iyo marxaladaha ay la soo mareed iyo in ta ay soo wadeen in ay furan dugsiga  hal kas oo uu ka sheegay in ay ku soo kordhiyee dugsigan sida farta loo qurxiyo  iyo sida wax loo akhriyo oo hoosta luuga soo bilabayo wayo ardayga waxa loo baahan yahay in uu la socdo dadiisa iyo levalka uu marayao wa in ay is la socdaan hadana waxan wadnaa waa tayo waxbarasho ugu kaalay  New Hope PRIMARY SCHOOL

 

 

 

NEW HOPE PRIMARY SCHOOL OF

 

WARBIXINTA DUGSIGA

New hope Primary school waa dugsi hoose dhexe dugsigu waxa uu ka diwaan gashan yahay wasaaradda waxbarashada Somaliland, Manhajka Dugsigu waa Manhajka wasaaradda waxbarashada Somaliland oo ku qoran English National Curriculum, maadooyinka school-ku bixiyaa wa xisaab, saynis cilmiga bulshada, English, Carabi, Diin , Qur’aan, Arts & Ciyaaraha

Physical Education(PE)

New hope Primary school  Wuxuu ka bilaabmaa 1aad ilaa fasalka 8aad, fasaladu waxay u habaysan yihiin fasalo kooban oo loogu tallo galay 30arday fasalkiiba Dugsigu wuxuu shaqeeyaa maalmaha sabtida ilaa arbacada , saacadda shaqadu waxay bilaabmaysaa 7:300subaxnimo ilaa 12:00Duhurnimo

Xiisahada maalintii New hope Primary school  ka baxaa waa lix xiisadood todobaadkii 30 xiisadood fasal walba dhismaha school-ku wuxuu ka kooban yahay 8sideed fasal hal xafiis afar suuli iyo hal store , dugsigu waxa uu ku yaalaa dhinaca waqooyi ee HOTEL MAANSOOR

Dress-ka school-ku waa wiilasha waa shaad caddaan ah  iyo surwaal madow

Gabdhaha dallad caddaan ah shaad caddaan ah haaf madow, kala xidhiidh

TELEPHONE 4181321,

DUGSIGU WUXUU LEEYAHAY BUSAS ARDAYDA SOO QAADA

Source From: ABDIRISAAQ SH CILMI MIXILE

 

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes