Dhamaan bahda shabakadda Iyo Hawlwadeenadeedda Iyo Hooyo Hawa Djama Iyo Aabo Mohamud Elmi (BIdhikaale) Iyo Walaalheed Iyo dadka hoos ku qorani waxay hambalyo u dirayaan
Amiin Iyo Araksan oo Shalay oo sabti ah meherkooddu ka dhacay Magaaladda Montreal ee dalka Canada.aamiin ayaan leenahay Ilaahayna ha dhigo reerkii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela .
Dadka tahniyadda diraya:-
Dhamaan reer xaaji ibrahim Nuur.
Dhamaan Reer Muuse Waaberi
Dhamaan Reer Iimaan Kaahin,
Dhamaan Reer Jaamac kaahin
Dhamaan Taani Kaahin ,
Dhamaan Reer Abiib kaahin
Dhamaan Reer Cilmi Waaberi
Dhamaan Reer Cumar Kaahin (Geeljire)
Dhamaan Reer Cabdi Cali,
Dhamaan Reer Ibrahim Xaaji Xuseen
Dhamaan Reer Faarax Qalinleh
Dhamaan Reer Xaaji Hadliye
Dhamaan Reer Aw Elmi Amir
Dhamaan Reer Nuur Faahiye,
Dhamaan Reer Saciid Qalinleh ,
Iyo Dhamaan dad badan oo halkan lagu soo koobi karin .
Aamiin ayaan idin leenahay Amin Iyo Araksan.Noqda reerkii lagu reeyo ee awlaad khayr qabta kala hela.
Maamulka Idhanka .com
Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur.
















Posted in 





