Waxa halkan Hambalyo Meher Uga diraynaa haddaana nahay Shabakadda idhanka.com iyo hawlwadeenadeedda
Boqorad Iman iyo boqor Warsame oo Meherkooddu ka dhacay toddobadkii ina soo dhaafay Magaaladda Ottawa,ee caasimadda dalka Canada.
Ilaahyna waxaan uga baryaynaa in uu ka yeelo reerkii khayr ku waara ubad khayr qabana kala hela ee laguna dego.Aaamiin.
Meher wanaagsan ayaan idin leenahay.
Aamiin
Maamulka Shabakadda Idhanka.com
















Posted in 





