HAMBALYO MEHER KA DHACAY S/LAND CAASIMADA HARGAYSA??

Hambalyo meher ka dhacay caasimada S/land ee hargaysa waxaan leenahay gacal iyo sokeeyaba meherkiina lagu farax
Aqal galkiinana kii lagu nasto illaahayna idiinka dhigo guri khayraad oo ubad khayr qaba idin kala siiyo
waxaa hambalyada loo dirayaa Saaxiibkay Qaaliga ah waa
  
Abdisalaan Ismaa’iil Cilmi  iyo Marwadiisa Suleekha Guuleed Nuur oo meharkoodu uu ka dhacay bishan caasimada hargaysa waxaa diraya hambalyada dhamaan walaalihii iyo asxaabtiisa oo dhamaan jooga USA iyo Canada waxayna ka yihiin dadka diraya hambalyada aan ku horeeyo cariga maraykan
 
1) Fawzi Ismaa’iil Cilmi iyo caxaaskiisa
2) Guleed Ismaa’iil Cilmi iyo xaaskiisa
3) Abdifatah Ismaa’iil Cilmi iyo xaaskiisa
4) Cawo Ismaa”iil Cilmi iyo Odaygeeda
5) farxiya Ismaa”iil Cilmi iyo Odaygeeda   iyo dhamaan reer Ismaaciil “jibaar”
 
Asxaabta kale ee diraysa waxa kala yihiin  
1) Abdirazak yassin mohamed
2) Rashiid abdillahi carale (dhafoor)
3) Saleebaan Abdi Cilmi (Saajinka)
4) Ali Cismaan Abdi (Ali hayaan)
5) Kadar berberaawi iyo xaaskiisa Marwo iyo caruurtooda
6) Abdi berberaawi iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
7) Sahardiid casayr iyo xaaskiisa
8) Ahmed jaamac iyo xaaskiisa
9) faadumo warsame iyo caruurteeda
10) hibo muuse iyo caruurteeda
11) Mohamed aw hassan iyo reerkiisa
12) abdi-jamaal iyo xaaskiisa
13) saynab ibraahin aw xuseen iyo caruurteeda
14) ayaan nuur saleebaan iyo Odaygeeda
15) Sahra guuleed daahir iyo Odaygeeda
16) Ardo jaamac nuur iyo caruurteeda
17) jaamac kayse aw cabdi
18) Saafi kaahin muuse iyo Odaygeeda
19) faarax abdi yuusuf
20) Raage nuur yaasin
 
Dhamaan dadkani waxay hambalyo iyo tahniyad u dirayaa
Abdisalaan Ismaaciil Cilmi (Interview) iyo Suleekha Guuleed Nuur oo meherkoodu ka dhacay hargaysa waxaanu leenahay
Noqda kuwii isku liibaana meel Rays lehna salka la hela gurgiinu guri khayr, gurigiinu guri nabad nololo iyo barwaaqo leh
wuxuuna rejeynayaa in uu ku aqal galo sanakan dhaadkiisa meesha la yiraahdo (Shilmaale)
 Gurigii lagu negaado Abdisalaan oo hada ku nool
magaalada OHIO ee USA waxaa uu doonayaa in hadii alle yiraahdo uu jiibta Docda ka Maqlo waxaanu leenahay Allahayow ku sin
Good Luck abdisaan Saaxiib.
Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player