HAMBALYO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA CUSUB EE LA DOORTAY SIIRAANYO IYO SHACAB WEYNAHA SOOMAALILAND

ANIGGA OO KU HADLAYA MAGACAYGA  KA REERKAYGA ,KA  REER XAAJI IBRAHIM NUUR JAAMAC , SHABAKADDA WARARKA EE IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDDDA IYO QORBA JOOGA SOOMALILAND EE KU NOOL DALKA CANADA GAAR AHAAN MAGAALO MADAXDA OTTAWA .WAXAAN HALKAN HAMBALYO IYO BOGAADIN  AY DUCO KU DHEEHAN TAHAY UGAGA SOO GUDBINAYAA MADAXWEYNAHA CUSUB EE LA DOORTAY MADAXWEYNANIMADDA SOOMAAALILAND  MUDANE AXMED SIIRAANYO IYO BULSHA WEYNTA REER SOOMAALILAND MEEL WALBA OO AY JOOGAAN DUNIDDA DAAFEHEEDA .

 MARKA HORE WAXA ILAAHAY MAHADI HAKA  GAADHEE SHARAF IYO GUUL U AH UMADDA REER SOOMAALILAND EE MAANTA GARAADKOODDI IYO DADNIMADOODII U MUUJIYEY DADKOODDII IYO UMADDAHA KALE EE ADDUNKABA GAAR AHAAN MANDAQADDA GEESKA AFRICA,  IYAGOO SI XALAAL HIRGALIYEY IN AY DALKOODDA KA RIDAAN DOORASHO XALAAL AH OO KU SALAYSAY ASXAAB TARTANTA.

WAXA AAN MARKA HORE  HALKAN HAMBALYO IYO DUCO LABADABA UGU SOO DIRAYAA MADAXWENAHA CUSUB EE DAWLADDA SOOMAALILAND  EE LA DOORTAYMUDANE   AHMED SIIRAANYO .MUDANE MADAXWEYNE WAXAAN MARKA HORE ILAAHAY MACBUUDKA AH KUU WAYDIINAYAA IN UU  KUU FUDEEYO HAWSHA LAGUU DOORTAY OO MADXWENE AHNA JAGADDA UGU SARAYSA EE DALKA  SOOMAALILAND OO KA KOOBAN BEELO U BAAHAN HOGAAN DAACADA AH OO HOGAMIYA.

WAXA IYAGU SHARAF MUDAN ASXAABTA KALE EE SIDA UCID IYO UDUB  EE MUUJISAY XUSHMAD IYO TARTAN HOR AH.

 KAMADANBAYTII WAXAAN HALKAN HAHAMBALYO LA MID AH UGAGA SOO GUDBINAYAA  MADAXYENAHA KA DAGAYA JAGADDA MUDANAE DAAHIR RAYALE KAAHIN OO KU AMAANAN XILKII UU UMADDA MUDADDA BADAN U SOO HAYEY IYO SIDA SHARAFTA LEH OO UU U AQBALAY UNA TIXGALIYEY GOAANKII DOORASHADDDA EE KOMISHANKA QARANKU KU DHAWAAQEE

ILAAHAY AYAA MAHAD ISKA LEH  , WAANA GUUL U SOO HOYATAY REER SOOMAALILAND.WABILAHI TAWFIIQ.

CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR

OTTAWA, ONTARIO ,

CANADA

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player