HABALYO K SOCOTA MADAXWEYNE KU XIGEENKA CUSUB EE SOMALILAND MUDANE CABDIRAXMAN SAYLICI

ANIGGA OO KU HADLAYA MAGACAYGA KA REERKAYGA IYO SHABAKADDA IDHANKA IYO HAWLWADEENADEEDAÉ WAXAAN HALKAN HAMALYUO KUU SOO DIRAYAA XILKA LAGUU DOORTAY.

WAXAAN ILAAHAY KAAGA BARYAYAA IN UU KUU FUDUDEEYO XILKA LAGUU DOORTAY, WAXAAN KUGULA DARDAARMAYAA IN AAD XILKAA AAD QAADAY CADDALAD KU SALAYSO,IYO DIINTA ISLAAMKA OO XAQ INA FARAYSA.

AAMIIN.

CABDIKARIN XAAJI IBRAHIM NUUR

SOMALILAND CITIZEN.

EDITOR IN CHIEF WWW.IDHANKA.COM

WEBMASTER@IDHANKA.COM

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player