Daawo Dareenka Bulshada Reer Borama ee ku aadan Dawladii Hore iyo Tan Cusub
Borama(Idhanka) Sida aan la wada socono waxaa maanta si rasmiya loola kala wareegay Madaxtinimada Jamhuuriyada Somaliland Madaxwaynihii Hore iyo Madaxwaynaha Cusub hadaba waxaa halkan dareenkooda ka cabiraya qaar ka mid ah siyaasiyiinta dhalinta iyo suxifiyiinta ka hawlgala Degmada Borama waxa ayna cabirayaan dareenkooda ku aadan dawladii hore maxaa lagau xasuusan karaa tanse maxaa looga fadhiyaa.
Barnaamijkan waxaa iska kaashaday, Boramanews iyo televisionka Caalamia ah ee SOMALICHANEL.
















Posted in 





