Innaa lillaahi wa innaa ilaahi raajicuun.
Annaga oo ah Jaaliyadda beesha reer Nuur ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska waxan tacsi u diraynaa ehelahii Marxuum Sh. Omer Barkhad rooble iyo eheladii Marxuum Abdillaahi Aden Xasn Bullaale, oo ku magac dheeraa Cabdillaahi Shiine, oo ku kala geeriyooday magaalada Ruqi iyo Borama gobolka Awdal.
Geeriyahaasi naxdinta leh oo naga soo gaadhay dalkii, ayaan ilaahay uga baryeynaa in uu labadaa marxuum jannadii ka waraabiyo eheladoodiina samir iyo iimaan ka siiyo…….aammmiiiin
Tacsidan waxa diraya:
1. Ahmedweli Sh.Omer Goth iyo Xaaskiisa.
2. Xasan Bile Cammir iyo xaaskiisa
3. Ahmed Ibrahim Tani iyo xaaskiisa.
4. Omer Xaai Hadliye iyo xaaskiisa
5. Mahamed Cali Aw Cabdi iyo xaaskiisa
6. Samriye Aden Kaahin iyo xaaskiisa.
7. Abdirahman Cali Kaahiye iyo xaaskiisa.
8. Maxamed Xirsi Gudaal.
9. Khadar Cabdi Aden iyo xaaskiisa.
10. Aden Daud Geeddi iyo xaaskiisa.
11. Abiib Dugsiiye iyo xaaskiisa.
10. Muuse Cawaale iyo xaaskiisa.
11. Maxamud Maxamed Xuseen iyo xaaskiisa
12. Ahmed Cabdi Khalif iyo xaaskiisa.
13. Idiris Maxamed Xuseen iyo xaaskiisa.
14. Cabdi Cabdillaahi Aamin iyo xaaskiisa.
15. Hassan Musa Khalief iyo xaaskiisa.
16. Abdi Aden iyo xaaskiisa.
17. Ayaanle Aden iyo xaaskiisa.
18. Abiib Muse ( Mijacase )
19. Faysal Abdillahi X Cabdi iyo xaaskiisa.
20. Rashid Cabdillaahi Qaalib iyo xaaskiisa.
21. Mustafe Daud iyo xaaskiisa.
22. Daahir Cisman Raage ( Cilmi Dheer ) iyo xaaskiisa.
23. Ali Abdillahi ( Cadduur ) iyo xaaskiisa.
24. Mahdi Ali Aw Cabdi iyo xaaskiisa.
25. Cabdirashid Ibrahim Aw Muxumad iyo xaaskiisa.
26. Bashir Caqli Caateeye iyo xaaskiisa
27. Mahamed Ahmed ( Shaarloo) iyo xaaskiisa
28. Barre Cabdi iyo xaaskiisa
29. Maxamed Ibrahim Aw Muxumad iyo xaaskiisa.
30. Ahmed Aden iyo xaaskiisa.
31. Abdirahman Abdillahi Aden iyo xaaskiisa.
32. Ismail Aden iyo xaaskiisa.
33. Ali Muxumad Fadal iyo xaaskiisa.
34. Cabdi xaashi iyo xaaskiisa.
35. Maxamed Muuse iyo xaaskiisa
36. Faysal Cabdillaahi X Cabdi iyo xaaskiisa.
37. Aden Cali warmahaye iyo xaaskiisa.
Magacyada kale ee na soo gaadhana waan ku daraynaa haddii allaha awoodda lihi oggolaado. Waxanad ku soo hagaajisaan:
















Posted in 





