Koobka K/C Adduunka ee 2010:Warbixin ku saabsan Kubbadda JABULANI Adidas Ee lagu ciyaarayo iyo Qaabka loo Warshadaynayo

Idhanka-London-Shirkadda Adidas waxa ay ka mid tahay Shirkadaha waaweyn ee soo saara qalabka iyo dayactirka Ciyaaaraha, qandaraaskii ugu horreeyey waxa ay qaadatay markii ay soo bandhigtay kubbaddii ugu horraysey ee ka koobnayd labada midab ( Madow iyo Cadaan ) ee kubbadu ay ka koobantahy taas oo lagu daah furay Koobkii Kubbada cagta ee Aduunka 1970kii, sidoo kale waxa ay qandaraas ku qaadatay kubbadaha iyo qalabyada kale ee ciyaaraha kala duwan.  Isla markaana waxa ay qandaraas ku haysataa kubbadaha lagu ciyaaro tartanka Horyaalada iyo Koobka koobabka kooxaha Eurupe iyo koobka qarammada Europe iyo dhammaan qaaradaha kale oo dhan. haddaba sannadkan waxa ay soo bandhigtay kubbada cusub oo la yidhaahdo JABULANI
 
Waa maxay Jabulani ?
Haddii aan fiirinno Kubbadihii ka horreeyey ee lagu ciyaaray KC waxaa loogu magacdaray kolba waddanka marti galinaya wixii astaan ah ee ay caanka ku yihiin. Haddaba, kubbada Jabulana waxaa loogu magacdaray lahjadda ay ku hadlaan Qabiilka Zulu oo ah 95% tirada bulshada S.Afrika taas oo u dhigmaysa 25% lahjada dadka k.Africa ay ku hadlaan , qabiillada kalena waxaa la siiyey in xuquudooda lagu summadeeyo oo ay ka muuqato naqshadda kubbadda cagta. Sidaa darteed hay’ada Fifa , shirkadda Adidas iyo xukuumadda K.Africa waxa ay isku raaceen in kubbadu yeelato ama lahaato astaan ka kooban kow iyo toban (Toban iyo Koow) midab oo u dhigma 16ka qabiil ee K.africa degan kow iyo tobanka lahjadood ee ay ku hadlaan.
 
Tusaale: Hadii K.Adduunka lagu qabanayo Somaliya waxaa kubbada loogu magac dari lahaa GEEL , waayo? waa astaanteenna oo shaki kuma jiro in qofkastoo Somali ah uu yaqaanno magaca Geel ama waxaa loogu magac dari lahaa, Xeedho, fandhaal iwm , laakiin looguma magac dareen magacyo ayna Somaalidu isku raacsananayn , waxa kale ood ogsoonataa in ayna qurux badnayd in ciyaaraha astaan looga dhigo qalabka hubka sida, Waran. seefo, Gudin, yaambo, iwm. oo iskuma iman karaan astaamo qalab dagaal leh iyo ciyaaaro
 
Sharraxaadda Kubbada Jabulani
Kubbaddu waxa ay ka samaysantay maqaar (saan) ka kooban  tira 5 ah iyadoo weiba la naqshadaynayey muddo afar sannadood ah taas oo sancadeeda uu hindisay Dr:Andy Harland , oo ah khabiir ku talox tagay tayaynta qalabka iyo dayactirka ciyaaraha, Jabulani waa kubbad culuyskeeda , cufnaanteed, iyo wareegeeda lagu saleeyey farsamo casriya oo laga fogaynayo in wax dhibaato ahi uga yimaadaan nabadgelyada ciyaartoyda
 
Qaabka Kubbada: Waa kubbad malaasan oo wareegsan ugu badnaan 2%boqolkiiba ama 1.5 % faraqa u dhaxeeyana uuna ka yaraan karin 0.2%boqolkiiba,marka la barbardhigo cadaadiska hawada ku jirta ee cidhiidhigiisu dhanyahay 0.8bar (Afuuf)geesh.
Culayska Kubbaddu ugu badnaan waa :420 – 445gr xeerka Fifa waa in ayna ka yaraan kana badan :410 – 450 gr waxaana lagu kordhin karaa ama laga dhimi karaa -/+2gram haddii loo baahdo
 
Wareegga duub cabirka ee sarta sare: 68.5 – 69.5 cm ,ama ugu badanaan 68.0 – 70.0Cm ugu yaraan waa 63.5 – 66.0cm taas oo cadaadiska cidhiidhiga hawada ku jirta ay tahay: 0.8 geesh (afuuf)
 
Dhaqaaqa iyo xarakada Kubbadda jabulani adidas
Marka la isticmaalo ugu badnaan 72 saacadood cadaadiska naqaska baxaysa waa 0.1 afuuf ( geesh) ama hadiii meel la dhigo muddo 3 caano-maal ah ( maalmood ) waxaa ka baxaya naqaska cadaadis dhan 0.1bar,afuuf (geesh) haddii maalinta oo dhan lagu ciyaaro cufnaanteeda iyo hawada ku jirta waxba iskama badalayaan halka kuwii hore naqaska ku jira uu hoos u dhici jiray
Kubbaddu waxa ay biyo taabtaan dhow jeer oo kala duwan sida , dhididka ciyaartooyga ,dhibcaha roobka, biyaha oogada garoonka iyo marka meel biyo fadiyaan ay ku nasato ,Adkaysiga biyaha haddii ay qoydo oo roob iyo wixii la mida ah ay ku yimaaddaan Isku celceliska boqolkiiba biyuhu ku kordhin karaan hubinta miisaan dhowrka kubbadda waa 10% kamana badan karto Xeerka FiFa 15% , laakiin xeerka adidas ee u gaara Kubbaddan cusub sida ay sheegayaan cufnanteedu waa 0% oo ma faaxayso (bararayso ama fidayso)
 
Xawaraha iyo masaafada Kubada
Marka laga soo laado ( Darbadeeyo) masaafad dherekeedu dhanyahay 2.5metre waxa ay ku soconaysaa xawaare dhan 50Km saacadiiba , laakiin haddii ciyaartoygu uu ka yaryahay miisanka 60Kg kuma soconayso xawaaraha aan kor ku xusnay ,waxaana haboon in ciyaartoyga miisaankiisu u ka yaryahay 60Kg ku ciyaaro kubbada qiyaasta 5 ee cadaadiska hawada ku jira dhanyahay 0.6(Afuuf)
 
Kala saraynta Dhulka iyo Badda ee Kubbada Jabulani
Waxa ay badda ka sarrayn kartaa qiyaasta ( 8.5Ibs/sq -15.6Ibs/sq.in) .marka lagu sargooyo cadaadiska cabirka hawo dhan 0.8-1.2 . waa in marka la gadhoodhiyo ee ay kor u kacdo ayna ka hoosayn kana sarayn oogada sare ee dhulka qiyaasta cabirka culayska cufis-jiidadka qiyaastii ( 850-1560g/cm2) , haddii kale waxa ay noqnaysaa walax adag oo dhaawacda ciyaartoyga haddii ay dhaaftana waxa ay noqnaysaa Biibii ama ( Buufin ), sidaa darteed waa kubbad dhinac kasta loo farsameeyay.
 
Fogaan- araga kubbada Jabulani
kubbadan marka lagu ciyaarayo waxaa laga arkayaa si ka duwan kubadihii hore waxa ay ka muuqanaysaa meel fog qiyaasta Indho-cabirka iyo indho-saarka taas oo argtideeda indhuhu si wanaagsan u qaban karaan qiyaastii hilaaca 3D xitaa marka ay duljoogto ama ay dul roorayaso xariijinta iyo daliimaha garoonka ee dhererkoodu dhanyahay 12cm iyo xariijimaha garoonka ee Xajmiga 0.12cm
 
Kubbada iyo Cimilada
Waxa ay adkaysi u leeday heerkulka 20°C, heerkulka ugu yar 5°C,kulbeeg Joogga oogada garoonka kubbaddu marka ay dhulka taallo waxa ay ka sarreysaa cabbirka 10cm taas oo ka soo boodka ama bood-boodka kubbadu uuna ka sarreyn karin ugu badnaan 115 – 155 cm ,ugu yaraan bood-boodka ugu hooseeyana ka yaran 115 cm, haddii kale waa ay cuslaanaysaa.
Haddaba 32ka waddan ee ku hiradamaya Koobka Kubbada cagta ee aduunka mid walba waxaa la siiyay 40 kubbadood oo ay ku qaadanayaan carbiska amma layliska ciyaartoyga sidii ay ula qabsan lahaayeen qaabkeeda iyo hannaankeeda , inkastoo  cabashooyin badan laga muujiyay, sobobta oo ah, waxa la leeyahay aad ayay u boodaysaa jabaqda iyo dhawaaqa marka la darbeeyo ay samaynaysana meel fog ayaa laga maqalayaa taas oo Adidas ku macnaysay in xamaasad ay galinayso ciyaartoyga iyo daawadayaasha.
 
Qiimaha ugu badan iyo qiimaha ugu yar ee kubbadani ay suuqa  ka joogto halkii xabo waa : € 129-150 Euro
AFEEF: Maddaama aanu afsomaaligu lahayn erayada farsamada ciyaaraha khuseeya haddii aad ku aragto tarjumad khaldan waad sixi kartaa , fadlan hakala bakhaylin da’yarta soo koraysa ee jecel ciyaraaha inay fahmaan
 
source: voetbal magazine
 
Mahdi Farah Aden ( Mahdi Ghandi )
farahaden99@hotmail.com
Holland

Shirkadda Adidas waxa ay ka mid tahay Shirkadaha waaweyn ee soo saara qalabka iyo dayactirka Ciyaaaraha, qandaraaskii ugu horreeyey waxa ay qaadatay markii ay soo bandhigtay kubbaddii ugu horraysey ee ka koobnayd labada midab ( Madow iyo Cadaan ) ee kubbadu ay ka koobantahy taas oo lagu daah furay Koobkii Kubbada cagta ee Aduunka 1970kii, sidoo kale waxa ay qandaraas ku qaadatay kubbadaha iyo qalabyada kale ee ciyaaraha kala duwan.  Isla markaana waxa ay qandaraas ku haysataa kubbadaha lagu ciyaaro tartanka Horyaalada iyo Koobka koobabka kooxaha Eurupe iyo koobka qarammada Europe iyo dhammaan qaaradaha kale oo dhan. haddaba sannadkan waxa ay soo bandhigtay kubbada cusub oo la yidhaahdo JABULANI
 
Waa maxay Jabulani ?
Haddii aan fiirinno Kubbadihii ka horreeyey ee lagu ciyaaray KC waxaa loogu magacdaray kolba waddanka marti galinaya wixii astaan ah ee ay caanka ku yihiin. Haddaba, kubbada Jabulana waxaa loogu magacdaray lahjadda ay ku hadlaan Qabiilka Zulu oo ah 95% tirada bulshada S.Afrika taas oo u dhigmaysa 25% lahjada dadka k.Africa ay ku hadlaan , qabiillada kalena waxaa la siiyey in xuquudooda lagu summadeeyo oo ay ka muuqato naqshadda kubbadda cagta. Sidaa darteed hay’ada Fifa , shirkadda Adidas iyo xukuumadda K.Africa waxa ay isku raaceen in kubbadu yeelato ama lahaato astaan ka kooban kow iyo toban (Toban iyo Koow) midab oo u dhigma 16ka qabiil ee K.africa degan kow iyo tobanka lahjadood ee ay ku hadlaan.
 
Tusaale: Hadii K.Adduunka lagu qabanayo Somaliya waxaa kubbada loogu magac dari lahaa GEEL , waayo? waa astaanteenna oo shaki kuma jiro in qofkastoo Somali ah uu yaqaanno magaca Geel ama waxaa loogu magac dari lahaa, Xeedho, fandhaal iwm , laakiin looguma magac dareen magacyo ayna Somaalidu isku raacsananayn , waxa kale ood ogsoonataa in ayna qurux badnayd in ciyaaraha astaan looga dhigo qalabka hubka sida, Waran. seefo, Gudin, yaambo, iwm. oo iskuma iman karaan astaamo qalab dagaal leh iyo ciyaaaro
 
Sharraxaadda Kubbada Jabulani
Kubbaddu waxa ay ka samaysantay maqaar (saan) ka kooban  tira 5 ah iyadoo weiba la naqshadaynayey muddo afar sannadood ah taas oo sancadeeda uu hindisay Dr:Andy Harland , oo ah khabiir ku talox tagay tayaynta qalabka iyo dayactirka ciyaaraha, Jabulani waa kubbad culuyskeeda , cufnaanteed, iyo wareegeeda lagu saleeyey farsamo casriya oo laga fogaynayo in wax dhibaato ahi uga yimaadaan nabadgelyada ciyaartoyda
 
Qaabka Kubbada: Waa kubbad malaasan oo wareegsan ugu badnaan 2%boqolkiiba ama 1.5 % faraqa u dhaxeeyana uuna ka yaraan karin 0.2%boqolkiiba,marka la barbardhigo cadaadiska hawada ku jirta ee cidhiidhigiisu dhanyahay 0.8bar (Afuuf)geesh.
Culayska Kubbaddu ugu badnaan waa :420 – 445gr xeerka Fifa waa in ayna ka yaraan kana badan :410 – 450 gr waxaana lagu kordhin karaa ama laga dhimi karaa -/+2gram haddii loo baahdo
 
Wareegga duub cabirka ee sarta sare: 68.5 – 69.5 cm ,ama ugu badanaan 68.0 – 70.0Cm ugu yaraan waa 63.5 – 66.0cm taas oo cadaadiska cidhiidhiga hawada ku jirta ay tahay: 0.8 geesh (afuuf)
 
Dhaqaaqa iyo xarakada Kubbadda jabulani adidas
Marka la isticmaalo ugu badnaan 72 saacadood cadaadiska naqaska baxaysa waa 0.1 afuuf ( geesh) ama hadiii meel la dhigo muddo 3 caano-maal ah ( maalmood ) waxaa ka baxaya naqaska cadaadis dhan 0.1bar,afuuf (geesh) haddii maalinta oo dhan lagu ciyaaro cufnaanteeda iyo hawada ku jirta waxba iskama badalayaan halka kuwii hore naqaska ku jira uu hoos u dhici jiray
Kubbaddu waxa ay biyo taabtaan dhow jeer oo kala duwan sida , dhididka ciyaartooyga ,dhibcaha roobka, biyaha oogada garoonka iyo marka meel biyo fadiyaan ay ku nasato ,Adkaysiga biyaha haddii ay qoydo oo roob iyo wixii la mida ah ay ku yimaaddaan Isku celceliska boqolkiiba biyuhu ku kordhin karaan hubinta miisaan dhowrka kubbadda waa 10% kamana badan karto Xeerka FiFa 15% , laakiin xeerka adidas ee u gaara Kubbaddan cusub sida ay sheegayaan cufnanteedu waa 0% oo ma faaxayso (bararayso ama fidayso)
 
Xawaraha iyo masaafada Kubada
Marka laga soo laado ( Darbadeeyo) masaafad dherekeedu dhanyahay 2.5metre waxa ay ku soconaysaa xawaare dhan 50Km saacadiiba , laakiin haddii ciyaartoygu uu ka yaryahay miisanka 60Kg kuma soconayso xawaaraha aan kor ku xusnay ,waxaana haboon in ciyaartoyga miisaankiisu u ka yaryahay 60Kg ku ciyaaro kubbada qiyaasta 5 ee cadaadiska hawada ku jira dhanyahay 0.6(Afuuf)
 
Kala saraynta Dhulka iyo Badda ee Kubbada Jabulani
Waxa ay badda ka sarrayn kartaa qiyaasta ( 8.5Ibs/sq -15.6Ibs/sq.in) .marka lagu sargooyo cadaadiska cabirka hawo dhan 0.8-1.2 . waa in marka la gadhoodhiyo ee ay kor u kacdo ayna ka hoosayn kana sarayn oogada sare ee dhulka qiyaasta cabirka culayska cufis-jiidadka qiyaastii ( 850-1560g/cm2) , haddii kale waxa ay noqnaysaa walax adag oo dhaawacda ciyaartoyga haddii ay dhaaftana waxa ay noqnaysaa Biibii ama ( Buufin ), sidaa darteed waa kubbad dhinac kasta loo farsameeyay.
 
Fogaan- araga kubbada Jabulani
kubbadan marka lagu ciyaarayo waxaa laga arkayaa si ka duwan kubadihii hore waxa ay ka muuqanaysaa meel fog qiyaasta Indho-cabirka iyo indho-saarka taas oo argtideeda indhuhu si wanaagsan u qaban karaan qiyaastii hilaaca 3D xitaa marka ay duljoogto ama ay dul roorayaso xariijinta iyo daliimaha garoonka ee dhererkoodu dhanyahay 12cm iyo xariijimaha garoonka ee Xajmiga 0.12cm
 
Kubbada iyo Cimilada
Waxa ay adkaysi u leeday heerkulka 20°C, heerkulka ugu yar 5°C,kulbeeg Joogga oogada garoonka kubbaddu marka ay dhulka taallo waxa ay ka sarreysaa cabbirka 10cm taas oo ka soo boodka ama bood-boodka kubbadu uuna ka sarreyn karin ugu badnaan 115 – 155 cm ,ugu yaraan bood-boodka ugu hooseeyana ka yaran 115 cm, haddii kale waa ay cuslaanaysaa.
Haddaba 32ka waddan ee ku hiradamaya Koobka Kubbada cagta ee aduunka mid walba waxaa la siiyay 40 kubbadood oo ay ku qaadanayaan carbiska amma layliska ciyaartoyga sidii ay ula qabsan lahaayeen qaabkeeda iyo hannaankeeda , inkastoo  cabashooyin badan laga muujiyay, sobobta oo ah, waxa la leeyahay aad ayay u boodaysaa jabaqda iyo dhawaaqa marka la darbeeyo ay samaynaysana meel fog ayaa laga maqalayaa taas oo Adidas ku macnaysay in xamaasad ay galinayso ciyaartoyga iyo daawadayaasha.
 
Qiimaha ugu badan iyo qiimaha ugu yar ee kubbadani ay suuqa  ka joogto halkii xabo waa : € 129-150 Euro
AFEEF: Maddaama aanu afsomaaligu lahayn erayada farsamada ciyaaraha khuseeya haddii aad ku aragto tarjumad khaldan waad sixi kartaa , fadlan hakala bakhaylin da’yarta soo koraysa ee jecel ciyaraaha inay fahmaan
 
source: voetbal magazine
 
Mahdi Farah Aden ( Mahdi Ghandi )
farahaden99@hotmail.com
Holland

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player