HAMBALYO IYO BOGAADIN GUDOOMIYAHA CUSUB EE UDUB GOBOLKA MINNESOTA USA “TWIN CITY

Anigoo ku hadlaya gudoomiyaha Gobolka Tennessee  Abdirazak Y. Mohamed waxaa hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa
Gudoomiyaha cusub ee laga doortay magaalda minnesota laguna dhawaaqay maanta waxaan gudoomiyaha u rejeynayaa
in uu illaahay xilka cusub ee loo magacaabay uu u fududeeyo isaguna uu waajibaadkiisa iyo xilkaa balaadhan ee uu qaaday
ka soo baxo kartidiisa wax qabadna muujiyo. waxaana hubaa sida aan ku aqaan yassin in uu shaqadiisa iyo tu kaleba
si hufan oon hagrasho lahayn uga soo bixi doono waxaan markale leeyahay yassin xil baad qaadee kasoo bax
waxaanu leenahay yaasin ku soo dhowow gacmo diiran waxaad ku soo biirtay xisbigii wadanka hooyadii asxaabta
waxaanu filaynaana in dhamaan madaxda xisbigu gudo iyo dibadba gacmo furan kugu soo wada dhoweeyaan
Madaxa Xisbiga Udub
Nashville, Tennessee
Abdirazak.Y.Mohamed

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player