Tacsi Ka Socota jahliyadda Awdal Iyo Salal ku nool Arizona iyo California Ehliyaddii Marxuumiinta Geele Cadr iyo Mohamed Abdilaahi

 INAA LIHAAHI WA INAA ILEYHII RAAJICUUN
Anagoo ah dhamaan Jaaliyada reer Awdal iyo Salal ee ku nool gobolada  California iyo Arizona ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen Geele Cadar iyo Mohamed Cabdilaahi  Waxaan Eebe ka baryeynaa in uu naxariistiisa ka waraabiyo marxuumiinta, qoysaskii, eheladii iyo asxaabtii ay geeriyoodeena ka siiyo samir iyo iimaan.
Ali A. Hori

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes