Salaadu Waxay Waxatar U Leedahay Caafimaadka Hormoonada Farxadana Wey Kordhisaa

Salaadu Waxay Waxatar U Leedahay Caafimaadka Hormoonada Farxadana Wey Kordhisaa

Salaadu Waxay Waxatar U Leedahay Caafimaadka Hormoonada Farxadana Wey Kordhisaa

May 26 – (dhankaI)-Waxa uu cadeeyey Sh Ahmed Turki oo ah imaamka iyo Khadiibka Masjidka weyn ee Nuur Bin Cabaasiya ee ku yaala magalada Qaahira in salaadu ay kordhiso maadada ?Dopamine? ee kujirta maskaxda taasoo masuul ka ah faraxda iyo kalsoonida nafta.

Waxa uu yidhi Sh Turki isaga oo u waramaya television ka Almasri ?daraasad ay sameeyen culimo islaam ahi ayaa daaha ka qaaday in salaadu ay kor dhiso maadada loo yaqano ?Dopamine? u masuulka ka ah farxada, kalsonida iyo raali ahaan shaha nafta kana dhigto qofka muslim ka ah mid dareema dagenaansho iyo farxad kadib marka uu tukado salaada?.

Waxa kale oo uu intaa ku daray waxa ay kasoo wariyeen asxaabtu Rasuulku N N K H in markasta oo uu dareemo cidhiidhi uu gali jiray salaad kadibna ay naftiisu noqon jirtay mid aad u degan?Salaadu waxay ka xoraysaa qofka muslimka ah xadhkaha.

Deeqa Ahmed C/laahi

Deeqa567@hotmail.com

Oodwaynenews.com/Hargaisa

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player