Madaxweyne Rayaale oo Dhambaal Tacsi ah diray Qoyskii iyo Qaraabadii Jaamac Khayre Wacays oo maanta Geeriyooday

Hargeysa(Idhanka) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Jaamac Khayre Wacays oo ku geeriyooday Magaaladda Hageys. Jaamac Khayre Wacays waxa uu xilal kala duwan ka soo qabtay dawladihii kala danbeeyay ee Somaliland iyo Soomaaliya, Madaxweynuhu waxa uu ilaahay uga baryayaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin………………………………….Aamiin………………………….Aamiin Allaa Mahad Leh, Siciid Cadaani Mooge

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes