HAMBALYO MEHER OO KU SOCOTA BOQOR DALMAR XUSEEN IYO MUNA MAXAMED XASAN

DHAMAAN REER XAAJI IBRAHIM NUUR  OO MAGACYADOODU HOOS KU QOARAN YIHIIN WAXAY HAMALYO U DIRAYAAN AABO  MAXAMED XASAN DIRIR IYO HOOYO FAAISA XASAN QALINLEH OO AY UGU  TAHNIYADAYNAYAA GABADHOODA BOQORAD MUNA MAXAMED XASAN DIRIR IYO SAYIGEEDDA DALMAR XUSEEN OO TODDOBAADKAN INA SOO DHAFAY  MEHERKOODDU KA DHACAY  DALKA INGRIISKA ,MAGAALDA LONDON.ILAAHAY WAXAAN UGABARYEYNAA IN UU KA DHIGO REERKII ISKU RAAGA ,KALANA HELA.UBAD KHAYR QABA ,  OO DALKOODDA IYO DIINTOODANA IYO WAALIDKOODDBA -ANFACA.           AAMIIN—-

MAGACYADDA REER XAAJI IBRAHIM NUUR OO KALA HA SIDATAN:-

HOOYO  XAAJIYO YUSUR DAAHIR RAAGE

SACIIDA XAAHI IBARAHIM IYO CARUUTEEDDA

CABDIRASAAQA XAAJI IBRAHIM NUUR IYO XAASKIISA

CABDIKARIM XAAJI IBARHIM NUUR IYO XAASKIISA

IFRAAX XAAJI IBRAHIM NUUR IYO ODAYGEEDA

NADIYA XAAJI IBRAHIM NUUR IYO ODAYGEEDDA

CABDIARAXMAN XAAJI IBRAHIM NUUR

HIBO XAAJI IBARAHIM NUUR IYO ODAYGEEDA

MUSTAFA XAAJI IBRAHIM NUUR IYO XAASKIISA

NASIM XAAJI IBRAHIM NUUR

AYAAN XAAJI IBRAHIM NUUR

NUURA XAAJI IBARHIM NUUR

NIMCO XAAJI IBRAHIM NUUR

IYO FADUMO XAAJI   IBRAHIM NUUR

OO DHAMAANTOOD KALA JOOGA MARAYKANKA, CANADA , IYO SOAMALILAND.

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player