Dhamaan Bahda shabakadda idhanka iyo hawlwadeenadeeddda waxay halkan hambalyo meher ugu soo gudbinayaaan Dalmar Xuseen iyo Muna Maxamed Xasan oo meherkooddu ka dhacay magaaladda london ee carigga ingriiska sabtiddii bisha may ay ahayd 15ka,2010 .
Ilaahay waxay uga baryayaan in uu ka dhigo qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela
aamiin.
Maamulaha Shabakadda Idhanka
Cabdikarim xaaji Ibrahim Nuur
















Posted in 





