Dhamaan jaaliyadda reer Awdal ee degen magaaladda Chicago waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan dhamaan qoyska reer ISSE IBRAHIM KOHI iyo inantooda UBAH ISSE oo ka qalin jabisay bishani sagaalkeedii (05/09/2010) Jaamacadda caanka ah ee layiraa University of Illinois at Chicago.Jaaliyaddu waxay ilaahay uga baryayaan in waxa ay baratay uu noqdo wax anafaca dalkeeda, diinteeda iyo dadkeedaba, Aamen.
Abdirahman Obsie - Chicago, USA


















Posted in 





