INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Dhammaan dadka hoos ku qoran oo jooga magaalada Fort McMurray ee dalka Canada kana tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Bashiir Cabdiraxmaan Aw Cumar Dahir ( Dallas, USA ), waxay tacsi u dirayaan Cabdiraxmaan Aw Cumar Dahir, qoyskiisa, qoyska reer Aw Cumar Dahir, qoyska reer Sheekh Ibraahim Tubeec iyo dhammaan ehelada iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuumku. Waxaan Illaahay ka baryeynaa inuu marxuumka jannada geeyo, dhammaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo:
Xasan Xuseen Rirash
Cali Sheekh Cumar
Cumar Cige
Axmad Cabdi Ibraahim (fanax)
Cumar sheekh Ismaaciil
Mustafe Cilmi Samaale
Cumar Kaamil
Cabdillaahi- Khadar
Shiine Qaaruun
Cabdikariim Dahir (Sancase)
Axmad_nuur Maxamuud Axmad
Adan Camuud
Warsame Yusuf Tallan
Maxamed Yusuf Tallan
















Posted in 





