Tacsi Ku socota Qoyskii Iyo eheladdii uu Ka Baxay Marxuun Osman Ahmed H. Bahdon
Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Osman Ahmed H. Bahdon. Anaga oo ah dadka hoos ku qoran waxaan Ilaahay ugu baryana qoyka uu ka baxay marxuunkaasi in Ilaahay ka siiyo samir isagana janadii Eebbe ka waraabsho amiin amiin.
Mohamed Duale Hilac dheere
Aden H. Imaan ( Aden Dhegay)
Ali Abdi Hori
Sheikh Mohmed Mohamoud
Mhadi(Gacamay)
Khadar Jama Tukale
A/shakur Dhidar
Husein Abdi
Kayd M. Aare
Smail Mohamed
ALI.Hori


















