Tacsi Ku Socota Qoyska Reer Bede Kooshin iyo Reer Ciise Dhane, geerida deg-dega ah ee manta kutimi Habra wadaagtayo Cawi Bede Kooshin:
1. Sacaada Xuseen Sayre iyo caruurteeda
2. Moxamed Xuseen Sayre iyo qoyskiisa
3. Faadumo Xuseen Sayre iyo qoyskeeda
4. Moxamed Jamac Abgaal iyo qoyskiisa
5. Omar Xuseen Sayre iyo Xaaskiisa
6. Kaltuun Xuseen Sayre iyo Caruurteeda
7. Axmed Xuseen Sayre iyo qoyskiisa
8. Rashid Xusseb Sayre iyo qoyskiisa
9. Fardoosa Xussen Sayre iyo qoyskiisa
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu Janadii ka waraabiyo anagana u samir iyo iimaan nagasiiyo.
Alaa Mahad leh
Moxamed Xuseen Sayre.
















Posted in 





