Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Tacsi Ku Socota Eheladdii Marxuum Cusmaan Axmad Xaji Bahdon

April 21, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan Ilma Axmad Xaji Bahdon, xaaskii iyo caruurtii, ehel iyo qaraabo iyo asxaabtii uu ka geeriyooday.

Dhamaanteen samir iyo iimaan Allaha inaga siiyo isagana Ilaaha qaadirii naxariistii jano ha ka waraabiyo. AAMMIINN.
——————————————

Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qorantahay tahay (iyo reerahooguba) waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan Ilma Axmad Xaji Bahdon, xaaskii iyo caruurtii, ehel iyo qaraabo iyo asxaabtii uu ka geeriyooday.

Waxaan Illaaha qaadirka ah uga baryaynaa inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo marxuumka, samir iyo iimaana inaga siiyo dhamaanteen.

Cabdiraxman Aw Cilmi
Dr. Maxamad Nuux Cali
Cabdi Barkhad Wabari
Cumar Kaamil Samatar
Rashiid Aw Nuur Xirsi
Cabdulwahaab Cusmaan Cumar
Axmad Cabdi Dugsiiye
Suleymaan Cabdi Dugsiiye
Rashiid Cabdi Dugsiiye
Cabdulqani Sheekh Muxumad Farah
Cabdulkariim Xaaji Ibraahim Nuur
Maxamuud Sheekh Xasan Taani
Xasan Xuseen Wabari
Cabdilaahi Faarax Gaboobe
Cabdilaahi Ibrahim Xuseen
Maxamad Cabdulraxmaan Aw Cilmi
Cabdiraxman Abiib Qalinle
Harawe Sheekh Cumar
Cabdulraxmaan Cumar
Cali Xaashi
Faysal Muraad
Ina maxamad Cilmi Habane
Rashiid Xasan Axmad
Abdikarim Xasan Mataan

Xasan Hussen Miigane

Waxaan Eebe uga baryaynaa inuu marxuumka ka waraabiyo Janatul Fardowsa.
——————————————————–

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole