Xuska Maalina Haweenka Aduunka Oo Maanta Laga Xusay Boorama

Borama(Idhanka)Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo maanta lagu qabtay Fagaaraha khayriyada ee magaalada Boorama ,xafladan oo ahayd maalinta haweenka aduunka oo lays la gartay 8 march ayaa waxaa ka soo qayb galay ,masuuliyiin sarsare oo ka mid ahaayeen ,Duqa Magaalda Boorama ,Gudoomiye ku xigeenka Gobolka,Xoghaya Dawlada Hoose ee boorama ,Gudoomiyaha xisbiga UDUB,Agaasimaha wasaarada qoyska ee Gobolka ,Haween ,iyo dhamaanba Qaybaha kala duwan ee bulshada ,

Xafladan oo ay qaban qaabadeeda lahayd wasaarada qoyska ee gobolka, ayaa waxaa halkaasi lagu soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ,waxaana waxbadan wax laga sheegay waxqabad haweenka iyo waliba kaalinta ay bulshada kaga jiraan oo ah mi laf dhabar ah, ayna muhiim tahay in bar walbana wax laga siiyo maamulka jira ,iyo in ay kaalintooda ka qaataan horumarka Bulshada ,waxaana laysla gartay kaalintooda ka soo bixi karaan lagana qayb galiyo maamulka ,

Source Sawnews

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes