Waxa dhammaan la ogeysiinayaa Jaaliyadda reer Somaliland ee deggan Labada magaalo ee Mataanaha ah ( Minneapolis & St Paul) iyo nawaaxigeeda in uu ku soo fool leeyahay wafdi culus oo hadda ku sugan magaalada Washington, DC, kana kooban Xukuumadda iyo labada Shirguddoon ee Somaliland.Waxa ay jaaliyaddu nasiib u heshay inay la kulantowafdigaas maalinta Axadda ee 28ka bishan March. Wafdigu wuxuu inooga xog-warrami doonaa wixii ay kala kulmeen socdaalkoodii Washington, DC, iyo guud ahaan xaaladda dalkii. Waqtiga kulanka: fuaad81@hotmail.comfuaad81@hotmail.com Source-Afnugaal |
Waftigii ka socday Somaliland oo booqan doona Minneapolis & St Paul
Posted by Idhanka on March 26th, 2010




Waxa dhammaan la ogeysiinayaa Jaaliyadda reer Somaliland ee deggan Labada magaalo ee Mataanaha ah ( Minneapolis & St Paul) iyo nawaaxigeeda in uu ku soo fool leeyahay wafdi culus oo hadda ku sugan magaalada Washington, DC, kana kooban Xukuumadda iyo labada Shirguddoon ee Somaliland.











Posted in 





